Sheekh Bashiir oo shirkiisa jaraa’id ka dib su’aalo ay weydiiyeen warbaahinta ayaa sheegay in beenabuur uu yahay hadalka dhawaan ay faafisay xarakada Shabaab ee ahaa in Axmed Cali Xuseen [Axmed Kayse] uu ka tirsanaa ama xubin ka ahaa ururka Al-Ictisaam taasoo uu sheegay Sheekh Bashiir inuu yahay war la sameeyey.“Waxaan cadeyneynaa in ninkaasi ay sheegeen ee ay dileen inuusan ka mid ahayn Jamaacada Ictisaamka, anaga waxaan ogeyn in ninkaasi uu dhinacooda ka tirsanaa oo mudo labo sano ah u xirnaa kadibna ay dileen marka hadalkaan ay leeyihiin Ictisaamkuu xubin ka ahaa waa waxba kama jiraan”, ayuu yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad.Sii Akhtri
No comments:
Post a Comment