Muqdisho (RBC) Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta deegaankaasi ay soo gaareen askar gaareysa tobaneeyokuwaasoo ka mid ahaa ciidan DKMG loogu soo tababaray wadanka Kenya isuna dhiibay Shabaab.

Saraakiisha Al Shabaab ee gobolka Gedo ayaa maanta markii ciidankaasi uu soo gaaray waxay u sameeyeen Munaasabad soo dhaweyn ah iyadoo ay hadalo ka jeediyeen qaar ka mid ah askarta isa soo dhiibtay iyo saraakiisha Shabaab ee gobolka ku sugan.Read More
No comments:
Post a Comment