Tuesday 22 February 2011

VOA-Somali iyo Bogag kale oo xalay ay afduubteen Kooxaha loo yaqaan (Hackers)




Written by Administrator   
Tuesday, 22 February 2011 17:58

Kooxo lagu sheegay shabakado isku xidhan oo xada xogaha Maraykanka ee xaga internetka ayaa xalay afduubay in ka badan 100 bog oo uu ka mid yahay bogga laanta afka Somaliga ee idaacadda codka Maraykanka ee VOA-da
Boggagan la weeraray isla markaana hawada laga saaray ayaa u badanaa  boggaga ay adeegsadaan Waaxda Sirdoonka Maraykanka iyo Wasaaradda arimaha dibadda ee dalkaasi Maraykanka,waxayna kooxdaan si toos ah hanjabaad oogu direen Wasiirka arimaha dibada ee dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo Hillary Clinton oo looga digay inay faraha ka laabato dhibaatada ay ka wado Dunida Muslinka

Kooxahan loo yaqaa   (Hackers) ee afduubtay bogagan internetka ayaa la aqoonsaday in ay ahaayeen Iranian,kadib markii ay ku dhaafeen qaar ka mid ah boggaga ay hawada ka saareen qoraalo ku qornaa luuqadda Faarisiga ee dalka Iran laga hadlo iyo qoraalo ku qornaa af-ingiriisi iyo waliba map-ka adduunka oo lagu xardhay calanka dalkaasi iran iyo qori,

Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono 

Email: Shacabkamedia@live.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...