Walaalkeen Max'med Gelle (Jibriil) oo xukun lagu riday (Warbixin).
- Saturday, 05 February 2011 14:39
Go’aanka Maxkamaddaasi gaartay ayaa waxaa uu ka danbeeyay kalfadhiyo kala duwan oo xubnaha garsoorka gaalada ee maxkamaddaasi ay ka yeelanayeen kiiska walaalkeen Max’ed Geelle oo loo yaqaan ‘’Jibriil’’, kaasi oo si geesinimo leh isugu dayay horaantii sanadkii hore ee 2010 in uu dilo gaalka laciinka ah ee sawirada foosha xun ka sameeyay Nabigeena Muxamad Sallalaahu Caleyhi Wasallam.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment