Xubnaha Golaha Shacabka Federaala KMG ah, Wax garadka Soomaaliyeed, Culumaau diinka, Bulshada rayadka iyo dhamaan inta danaysa nabadda ummadda Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibaddaba ku nool waxaa ka dhex socday kullano iyo wada tashiyo muddo ilaa iyo todobo bilood ah. Shirarkaas waxay ku wajahnaayeen sidii looga bixi lahaa, isla markaana xal loogu heli lahaa marxalada adag ee Ummadda Soomaaliyeed ku jirto
Doodihii kullanada kala duwanaa oo si aad ah loogu falanqeeyey mowduucyo kala gedisan oo ku aaddanaa sidii loo gaari lahaa isbedel dadka iyo dalka Soomaaliyeed dan u ah, ayuu ka dhashay tala jeedinta muddo kordhinta baarlamaanka Federaalka KMG ah iyo isbedelka ah in la doorto Hogaanka qaranka Soomaaliyeed si waafaqsan faritaanada Axdiga Fedraalka KMG ah iyo Dastuurkii 60kii.
Dadaaladaasi waxay ku soo hooreen fadhigii Golaha Shacabka FKMG ah ee ka dhacay magaaladda Muqdishu 3da Bisha Febraayo 2011. Waxaa kal fadhigan ka soo qayb galay 435 xubnood.
Waxaa ayaadaro iyo wax laga xumaadaba ah in wakiildda dowladaha qaarkood ay ku tilmaameen:
1. go’aankii Baarlamaaka federaalaka KMG ah ee Soomaaliyeed, inuu yahay aragti hal dhinac ah oo aan u adeegeen ummadda Soomaaliyeed Sii Akri

No comments:
Post a Comment