Monday 14 February 2011

Xafladii Dhalashada Rasuulka scw, oo ka dhacday wadamo badan.

Sh Cali Nuur Cilmi - Xaquqda Sawirka Shaaficiyah.com
Madaama lagu jiro bishii uu rasuulku dhashay scw, ayaa waxaa kasocda dabaaldagay wayn dunida daafaheeda. Sida Pakistan, Uzbakistaan, Hindia, Bariga dhexe, Galbeedka, Bariga iyo Waqooyiga Africa.
Sidoo kale dabaal dagaan ayaa wuxuu ka socdaa Yurub, iyo North America. Gaar ahaan magaalad Columbus Ohio.
Kumanaan Musliiman ah ayaa wadooyinka dhexqaadaya ayagoo waliba qiiraysan oo muujinaya jacaylka ay Rasuulka u qabaan scw ayay waxay kaliftay inay wadooyinkii xirmaan.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...