Khudbadihii ay Culimada Somaaliyeed ka jeediyeen Shirkii Culimada ee Baydhabo ka dhacay (Dhageyso).

Hadii Rabi Idmo Jumca walba waxaan idiinsoo gudbin doonaa Khudbo ama Muxaadaro uu jeedinayo mid kamida culimadii ka qeyb galay shirkii culimada magaalada Baydhabo.
Maanta waxaad nagula nasataan Khudbad ama Kalimada ka hadleysa Loolanka Geeska Afrika oo uu shirka ka jeediyay Sheekh Cabdullaahi Raabi oo kamid ah culimada Soomaliyeed waxbadana usoo joogay jihaadka geeska Afrika.
Halkaan ka Dhageyso Khudbadii Sheekh C/Raabi
No comments:
Post a Comment