Monday 19 December 2011

maxaa kajira warar sheegahayay in ay dhax dhaxaadin kadhax socoto ethiopia iyo onlf(war culus)

Sidaan wada ognahay waxay ayaantan qaar kamid saxafada wax kaqorta deegaanka soomalida ethiopia shaaciyeen in ay jiraan wafuud balaadhan oo uu horkacahayo waziirka difaaca wadanka kenya YUSUF XAAJO kuwaas oo wada xaajood u jooga magalada london.
Shabkada dhanaan oo soo xiganaysay cadaymo ay kaheshay warsidaheeda sida ay ku qeexeen warbixintoodaa ayaa sheegay in ay waftidan si qarsoodi ah kuwsoo gaadheen wadanka ingriiska si ay oo la xaajoodaan madaxada sare ee jamhadada ONLF oo iyadu dagaal hubaysan kula jirta dowlada ethiopia.
Hadaba si aan u helno xogdhab ah oo arintaas qeexaya ayaa waxay shabakada danwaanews.com oo uu saldhigoodu yahay magalada NAIROBI KENYA soo uruurisay xaqiida warkaas kajira waxayna xidhiidh lasmaysay sarakiil sar sare oo kenyaan ah iyo waliba xildhibaano kadiba waxay shabakada danwaa xaqiida kusoo heshay in uusan waxba kajirn wararkii sheekahayay in waf uu horkacayo yusuf xaaj ay joogaan londan.
Shabada ayaa waxay isku dayday in la xidhiidho waziirka difaac hasse yeeshee oomaysan suura galin in ay ku hesho khadka tilifoonka lakiin waxaa arintaas ganafka kudhuftay oo beeniyay xogyaha wasiirka oo issagu sheegay in uusan waziirku wadanka kenya kabixin si qarsoodi ah iyo si muuqataba .
Dhanaka kale xidhiidh aanu lasamaynay in aan helo xildhibaanka laga soo doorta kursiga KAAMAKUNCHI ee magalada nairobi ayaa waxay shabakadu heshay in xildhibaan yusuf abdi xassan (indhagamuum) uu socdaal shaqo ku joogo xarunta qaramada midoobay ee janefa.
Waa war wanaagsan iyo waa cusub oo ubaryi lahaa bulshada deegaanka in wadahaadal iyo is afgarad lagu xaliyo mukilada iyo qardoofaha coladaadeed ee ka aloosan dhulwaynaha ay dagaan soomalida ethiopia.
Si kastaba ha ahaatee iyada oo ay aad ujecel yiihiin bulshada deegaanka soomalida in ay helaan nabad iyo xal wara ayaa hadana waxaa haboon in mar walba umada lamajarahabaabinin oo laraadiyo dariiqa toosan ee uu wax ku imaan karo iyada oo ay caday in ay san soconkarin warar kutidhi kuteen ah oo laga dhargiyo dhagaha shabaka deegaanka.
the cheif edetor danwaanews.com
email danwaanews@hotmail.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...