Addis Ababa(AllPuntland)- Ergo ka socota dhinacyada dawladda KMG ah ee katalisa 2 KM oo ka mid ah Muqdisho iyo Ahlu Suna oo ka talisa degmooyin ka mid ah Galguduud ayaa iskugu tagay, markii labaad dalka Itoobiya, iyagoo ka wada hadlaya qorshe ay ku midoobayaan, oo ay gadaal ka riixayso dawladda Itoobiya iyo dawladda Mareykanka oo doonaya in ay labada dhinac isku milmaan, iyagoo aan horay ukala fogeyn ama kala mawqif fogeyn.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment