Gaalkacyo (RBC Radio):- Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maalintii shalay ahayd xafiiskiisa magaalada Garoowe waxaa uu ka soo saarey wareegto shaqada lagaga fariisiyey Taliyihii ciidanka PIS-ta iyo Hay’ada oo lafteedu la bur buriyey.
Sii Akhri
1 comment:
doqon
Post a Comment