Tuesday, 16 March 2010

Nayrobi/Caabudwaaq: Ahlu Sunada diidan heshiiskii Addis Ababa oo diiday in deegaanadooda laga hirgaliyo heshiiskii Addis Ababa….WARBIXIN….

Nayrobi/Cabudwaq(AllPuntland)- Magaalada Addis Ababa oo lugu saxiixay qorshe mudo dheer la waday oo ujeedadiisu ahayd sidii ay Kooxda Ahlu Suna ugu soo biiri lahayd dawladda KMG ah ee Soomaaliya, isla markaasna shalay lugu saxiixay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa keenay khilaaf adag oo ka dhex bilowday Ahlu Suna oo horay uga soo horjeeday in heshiiskaasi la saxiixo. Sii Akhri

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...