Guriceel (RBC Radio):-Khilaafkii u dhexeeyay Ururka Ahlusuna Gobalka Galgaduud bartamaha dalka Somalia ayaa xoogaystay kadib markii xubno katirsan Ahlusuna ay sheegeen in ay samaysanayaan maamul deegaameed madax banaan.
Wararka nagasoo gaaraya degmada Caabud Waaq gobalka Galgaduud ayaa xaqiijinaya in Boqolaal ciidan ah oo beesha Caabud Waaq kasoo jeedo lagasoo qaaday degmada Guriceel oo ay horay u joogeen iyagoo ku midaysan ciidanka Ahlusuna.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment