Waxaa soo baxaya taageero iyo soo dhaweyn ay u hayaan Shacabka ku dhaqan Gobolada Puntland Hadalka ka soo yeeray Raysal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Batroolka iyo Tamarta Dowladda Soomaaliya C/waaxid Cilmi Goonjeex, kaasoo uu ku joojinayo Shirkadaha Shisheeye ee Heshiisyada hoose la galeen shakhsiyaadka Maamulada Puntland iyo Soomaaliland Madaxda ka ah.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment