Wednesday, 17 March 2010

Barkhad Cali Saalax: Caddaalada Puntland Way Dhutineysaa Waxayna u Baahan Tahay Wehel

Boosaaso (RBC Radio) La taliyaha madaxweynaha Puntland ee arimaha maamulka Barkhad Cali Saalax ayaa sheegay in degaanada Puntland ay ka jirto cadaaalad la’aan baahsan oo saameyn ku yeelatay bulshada oo dhan, taasi oo ay sababeen dadka ku nool Puntland. Wuxuuna ku baaqay in wax laga qabto. Barkhad Cali Saalax ayaa hadalkan ka sheegay kulan looga hadlayey horumarinta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ah magaalada ugu weyn gobolada Puntland.
Sii Akhri

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...