
Mas’uuliyiinta Ahlusuna ee kasoo jeeda Beesha Mareexaan ayaa maanta ku dhawaaqay in ay qaadacsanyihiin Heshiiskii dhaxmaray labada dhinac iyagoona sheegay in xiligan aan lala midoobi karin dowladda Federaalka KMG Somalia oo ay ku eedeeyeen in ay doonayso burburin ay Ahlusuna ku samayso.
Shir Jaraa’id oo ay magaalada Caabud Waaq ku qabteen ku dhawaad 16 xubnood oo katirsan Ahlusuna ayay ku sheegeen in Heshiiskii ka dhacay Addis Ababa uusan ahayn mid Ahlusuna gashay balse waxay sheegeen in ay galeen dad Ahlusuna katirsanaa jiray oo la khalday.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment