Friday 12 March 2010

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah Madaxda sare ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ka hadlay duulaanka dhinacyada badan leh iyo dilalkii Bakaarah….WARBIXIN

Muqdisho(AllPuntland)- Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah Madaxda sare ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shaaca ka qaaday in aysan waxba dhib ah u arag duulaanka la qorshaynayo ee ladoonayo in lugu garaaco goobo badan oo ay degan yihiin Al- Shabaab iyo duulaan kale oo ay AMISOM iyo dawladda KMG ah iska kaashanayaan, kuna doonayaan in ay dhinacoodana fuliyaan dagaalo kale iyo qorshayaal ay la wadaan dawladdaha Reer galbeedka.

Madaxda sare ee Al- Shabaab ayaa sheegay in cid kasta oo weerar ku soo qaada Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed aysan wanaag kala kulmeyn, waxa ayna sheegeen in ay dawladda Mareykanka jab cad dhabarka usaari doonaan, oo aysan marnaba ka laaban doonin in ay weeraro adag ku qaadaan, sidii dhacday maalmihii ugu dambeysay oo ay meelo uga qabsadeen ciidamada dawladda KMG ah iyo AMISOM, oo iskaashanayay.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...