One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Tuesday, 16 March 2010
Aqri Qodobada heshiiska dowlada Somalia iyo ururka Ahlu sunna waljameeca ay ku midoobeen ee shalay lagu kala saxiixday magalada Addis ababa ee dalka Itoobiya
Xukumada Somalia iyo ururka ahlu suna waljameeca ayaa heshiis ku kala saxiixday shalay gelinkii dambe magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo ay ku midoobayaan labada dhinac waxaana heshiiskaasi u saxiixay Dhinaca dowlada federaalka Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Maaliyada Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo dhinaca Ahlu Sunna uu u saxiixay gudoomiyaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlu suna Shiikh Maxamud Shiikh Xasan (Xeyfoow)waxaana saxiixaha heshiiskan goob joog ka ah wakiilo ka kal socda ururka Midowga Afrika, Urur Goboleedka IGAD iyo Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxaana uu qornaa heshiiska labada dhinac sedan:- Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment