Inkastoo dalka Soomaaliya uu burbur iyo dawlad a’aan ku jiray labaatankii sano ee aan soo dhaafnay, haddana marka aad fiirisid dhaqdhaqaaqa dhinaca ganacsiga, isgaarsiinta iyo xawaaladaha waxaa kuu muuqanaya in ay sameeyeen horumar aad u weyn.
Arrimaha aan kor ku xusnay ayaa dhammaantood ah kuwa ay ku lug leeyihiin dad gaar ahaaneed (private sector), iyadoo duruufo adag oo nabadgelyo xumo ka jirto meelo badan oo ka mid ah dalka SoomaaliyaSii Akhri
No comments:
Post a Comment