Maamulka degmada Caabud waaq Gobolka Galgaduud ee Culumo udiinka Ahlu-suna waljamaaca ayaa xalay bandow kusoo rogay halkaasi kadib markii ay gaareen Masuuliyiintii Culumo udiinka Ahlu-suna walajamaaca ee 15-kii Bishaan Magaalada Addis ababa heshiiska kula gaartay dowladda Soomaliya,kuwaasi oo halkaasi u tagay sidii ay dhinacyada Maamulka Ahlu-suna ay ka koobantahay uga dhaa dhicin lahaayeen heshiiska ay la saxiixdeen Dowladda Soomaliya.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment