Khilaaf aad u xoogan ayaa soo kala dhaxgalay beelaha ku dhaqan Gobalka G/gaduud bartamaha dalka Soomaaliya oo sanad ka hor ku guulaystay in ay deegaanadooda xoog uga saaraan dhaq dhaqaaqa Al Shabaab oo maamulo qeybo ka mid ah Koonfurta dalka Soomaaliya. Kadib markii ay soo bexeen wararka sheegaya in Dowlada Federaalka KMG Soomaaliya ay Jagooyin uga ogashahay Ahlu suna ee maamusho degmooyin ka tirsan gobalka G/gaduud waxaa bilaawday guux hoose oo ay samaynayaan beelaha dega gobalka
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment