
Ilo Madax banaan ayaa RBC Radio u xaqiijiyay in saraakiishii Ahlusuna ee kasoo kala jeeda Caabdud Waaq iyo Xeraale ay gadood la yihiin heshiiska ka dhici doona magaalada Addis Ababa.
Iyadoo lafilayo in maanta oo Sabti ah ay dowlada KMG ah iyo Ahlusuna ku midoobaan magaalada Addis Ababa dalka Itoobiya ayay soo baxayaan kala qaybsanaan ba’an oo u dhaxaysa saraakiishii ku midoobay Ururka Ahluusna.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment