Saturday, 27 March 2010

M.Dheere oo la magacaabaayo

 Ilo dublamaasiyadeed oo ka tirsan DF ayaa u sheegay GO in Duqii hore ee Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb [Max'ed Dheere] loo magacaabayo Wasiirka dhanka Amaanka ugu sareeya Dowlada, marka la isku shaandheeyo Golaha Wasiirada.

Wararkan ayaa waxay sheegayaan in Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha loo gudbiyay qoraalka ku saabsan in isbadal lagu sameeyo golaha wasiirada DF inta aysan Dowladu qaadin dagaalka ay ku doonayso inay kula wareegto Muqdisho. Sii Akhri

No comments:

How Somalia Was Made ‘Great Again’

AFRICA How Somalia Was Made ‘Great Again’ 0 Comments Published   22 hours ago   on   August 23, 2020 By   Abukar Arman In recent weeks the c...