Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaca ayaa Bari ama isbuucan dhaxdisa lagu wadaa in heshiis kama danbeeys ah ay ku kala saxiixdaan magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.
Heshiiskan ayaa waxaa lagu qaybsanayaa awood qaybsi waxaa la filayaa in Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay qaataan 3 Wasiir 2 Wasiiru Dowle , hal Raisul Wasaare ku xigeen iyo 4 Safiir waxaa kaloo ay qaadanayaan Taliya xigeenka Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya , Afayeenka Gobolka Banaadir iyo xafiiska Madaxtooyada oo ay ka heli doonaan jagooyinka ugu muhiimsan Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment