War hada na soo gaaray ayaa noo xaqiijiyey in la gubay taangi ay la hayeen ciidamada Midoowga Afrika ee ka dagaalamaayo Soomaaliya kaa oo sida ka muuqata sawirka aad ku arkeysid taangi gii oo halcaay
Dagaalkii maanta ayaa ahaa dagaal faraha leysula tagay oo aan waxba leyskula reeban waxaase sida ay sheegeen Alshababa ay gubeen taangi kaa oo aan helnay sawirkiisa isagoo holcaayo
Dagaalka oo sida muuqata aan wax na tiija ah laga gaarin marka laga reebo xasuuq shacab oo badan taa oo sida muuqata ajirin cid u naxariisaneysa
Dagaalka oo caawa joogsaday ayaa la dhihi karaa waa dagaalkii ugu xuma a bilahaan ee ka dhaca Muqdisho taa oo dadka soo xasuusiyey hugankii madafaiicda xiligii Itoobiyaanka joogay

No comments:
Post a Comment