Saturday, 27 March 2010

Ciidamada Melleteriga DFKMG ah oo la wareegay Xerada Afisyoone & Mas’uuliyiin ku dhaawacnatay rabshadihii Muqdisho oo Caawa Isbitaalada jiifa “Warbixin”

Muqdisho (RBC Radio):-Waxaa caawa degan xaalada magaalada Muqdisho oo ay maant hareeyeen dagaallo iyo qaraxyo ka dhan ahaa saraakiisha Dowlada Federaalka KMG ah iyo maamulka gobalka Banaadir.

Waxaa gabaldhicii caawa is taagay rasaas teel teel ah oo ay is dhaafanayeen ciidamada Booliska iyo kuwa Melleteriga Dowlada Federaalka KMG ah oo saaka sidaran ugu dagaalamay gacan ku haynta Xerada Afisyooni.Sii Akhri

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...