Muqdsho RBC Radio) Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horaysay soo bandhigay muuqaalo iyo cadaymo ay ka duubeen nin ay ku eedeeyeen in uu ahaa Jaajuus oo ay ku dileen magaalada Muqdisho.
Axmed Kaysi oo ahaa nin da’ah oo lagu eedeeyay in uu la shaqaynayay Sirdoonka dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu Toogtay fagaaro kuyaala xaafada suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho.
Markii ugu horaysay ayaa waxaa ladaawaday muuqaalo cadaynaya shaqooyinka uu qaban jiray Axmed Kaysi iyo xiriirka uu la lahaa FBIda Dalka maraykanka.
Muuqaaladaan oo laga soo daayay TVga xarakada Al-Shabaab ee Al-Kataaib oo kuyaala magaalada Muqdisho ayaa Axmed Kaysi waxa uu ku qirtay inuu xariir lalaa Sirdoonka Maraykanka.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment