Friday 18 February 2011

Boqollaal ka tirsan Ciidamada Xisbada oo maanta tabbabaro loo soo xiray.(DHAGAYSO+SAWIRO)


Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa maanta degmada Lafoole ee wilaayada Shabeelaha hoose waxa tababar ugu soo gaba gabaysay Boqollaal ka tirsan Ciidamada Xisbada.

Munaasabadda lagu soo bandhigayay Boqollaalka Ciidamada ah ayaa waxaa kasoo qeyb galay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere, Waaliga wilaayada Shabeelaha hoose Sheekh Maxamed C/llaahi Xiiray Abuu Cabdalla iyo Mas’uuliyiin kale oo badan.

Halkaan  hoose ka dhagayso  qaybo ka mid ah  Munaasabadaas
Ugu horreyn waxaa hadalka qaatay Waaliga Shabeelaha hoose Sheekh Abuu Cabdalla, wuxuuna  waaligu tilmaamay in Ciidamada tababarka loo soo gabagabeeyay ay muddo sanad ah ku jireen Mucaskar ku yaala wilaayada Shabeelaha hoose, halkaasi oo sida uu sheegay ay ku qaadanayaan tabbabaro Ciidan iyo mid diineed.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...