Wednesday 16 February 2011

Dalxa oo qarxiyay Beentii Ameeriko kadib markii uu ku faanay inuu Xabsiga ka soo daayay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo iyagu sheegay inaysan arag Safiirkan faanka badan)(Dhageyso Wareysi yaab badan)

Safiirka ugu faanka badan Safiirada Soomaaliya Cali Ameeriko ayaa ceebtiisa banaanka la soo dhigay kadib markii uu been ka sheegay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Xildhibaan Professor Dalxa lug weyn ku lahaa sii-deyntooda,wuxuuna Dalxa wax lala yaabo ku tilmaamay in Safiirka uu ka been-sheegayo Dhalinyaro Soomaaliyeed oo xabsiyada laga soo daayay.

Dhalinayaradan ayaa sheegtay inaysan arag Safaarad balse uu dhawr-jeer soo booqday Xildhibaan Dalxa oo qeeyb-weyn ku lahaa sii-deyntooda,

Hadaba halkan ka dhageyso wareysiyadii laga qaaday Safiirka faanka-badan Cali-Ameeriko,Xildhibaan Dalxa iyo dhalinyaradii lagu been-abuurtay oo ku andacoonayo in lacag laaluush ah lagu sii daayay, balse aysan indhaha saarin Safaarad Soomaaliyreed.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...