Wednesday 16 February 2011

Deg Deg: Ciidamada AMISOM oo Xiray Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir Maxamed Dheere ( Maxaakeenay xariga)

Muqdisho RBC Radio) Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xiray gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir maxamed Cumar Xabeeb maxamed Dheere.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada AMISOM ay gudha u galeen hooyga uu magaalada Muqdisho ka daganyahay Gudoomiyihii here ee gobalka Bnaadir, ka dibna ay halkaasi ka kaxeesteen.
Wararka ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in Maxamed Dheere lala xariirinayo in uu ka danbeeyay dadkii shalay lagu laayay magaalada Muqdisho xili ay banaan baxyo ka dhigayay magaalada.
Shalay ayay ahayd markii ciidamo ku la bisnaa dareeska ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ay dad shacab ah ku laayeen agagaara gurigii hooyooyinka kuwaasi oo ka qayb qaadanayay dibad bax uu so qaban qaabiyay maamulka gobalka Banaadir.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...