Muqdisho (RBC) Warar goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu abaare 11:50 duhurnimo ka qarxay duleedka magaaladaasi.
Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamo ka tirsan kuwa DKMG oo ay wehliyaan askar Ethiopian iyo ciidamada Shabaabka oo gacanta ku hayey magaaladaasi.
Ciidamada DKMG iyo kuwa Ethiopian-ka ayaa xalay kasoo talaabay degmada Doolow iyagoo xalay ku hoyday halka lagu magacaabo SUUFKA. Wuxuuna saaka dagaalka ka qarxay meel duleedka ka ah Beledxaawo.
Qofku sugan Beledxaawooo daqiiqado ka hor telefoonka aan kula xiriirnay ayaa RBC Radio u sheegay in rasaasta ay soo dhawaaneyso daqiiqad kasta, magaaladana uu ka jiro guux iyo cabsi dadka lasoo deristay
Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment