Muqdisho (RBC) Sida uu goor dhow xaqiijiyey wasiirka gaashaandhiga ee DKMG Soomaaliya C/xakiin Xaaji Fiqi dagaal culus oo saaka ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho ayaa ciidamada Amisom iyo kuwa DKMG Soomaaliya waxaa u suurtagashay inay la wareegaan xarumo muhim ah oo y heysteen xarakada Shabaabka.
Goobaha uu wasiirku sheegay waxay kala yihiin Wasaaadii Gaashaandhiga, Xeradii Shiirkole Ofishaale [xeradii saraakiisha] iyo Warshadii Caanaha oo ku taalla wadada isku xirta Taribuunka iyo kulliyada Jaale Siyaad.
Wasiirka gaashaandhiga oo goor dhoweyd saxaafada la hadlay ayaana sidaasi xaqiijiyey.
Wuxuu intaa ku daray dagaal culus oo saaka halkaasi ka dhacay illaa hadda uu socdo. Wuxuuna sheegay in ciidamada Shabaab ay dib uga bexeen goobahaasi oo hadda gacanta ay ugu jiraan DKMG iyo Amisom.
Warar madax banaan oo RBC Rado soo gaaraya ayaa sheegaya in gurmad iyo ciidan iyo tikniko ay dawladu u dirtay goobta dagaalka si ay u adkeeyaan gacan ku heynta xarumahaasi.
Dagaalkan ayaa waxaa ka qeybqaadanaya ciidamada Burundi oo saaka banaanka uga baxay xeradii
Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment