Waxa somalia soo marey labo halyeey oo usoo halgamey umadan somaliyeed ,iyagoo kala ah Axmed Gurey iyo Sayid mahamed abdulle hasan. Waxa sayid mohamed uu yimid somalia marxalad ay somali ku jirtey dulinimo iyo gumeysi, waxaa dalka heystey gumeyste yaal kala duwan kuwa daris nala ah iyo kuwa shisheeyaba , waxa ay somali aheyd dad aan isku duubneyn oo qabyaalad iyo jahli fara badani uu dhexyaal.Waxa jirey maamulo hoos taga gumeystaha oo wada shaqeyn toos ah la leh , maamuladaasna waxa ay ahayeen sidii dowlad oo kale oo qaarkood waxa ay lahayeen ciidamo iyo hogaan sare, hadana waxa uu dalka ku jirey gumeysi iyo bahdil
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment