Wednesday 9 February 2011

Guddiga Abaaraha DKMG oo Maanta Soo Bandhigay Qiimeyn ay ku Sameeyeen Gobolada Wadanka

Gudoomiyaha guddigaasi Xildhibaan Ibraahim Xabeeb Nuur oo shir jaraa’id kaga hadlay maanta warbixinta ay soo ururiyeen ayaa sheegay in dhamnaan gobolada wadanka aysan isdhaamin xagga gaajada iyo biyo la’aanta illaa haddana aysan jirin wax gurmad dibadeed ah oo soo gaaray.

Muqdisho (RBC) Guddiga abaaraha ee dhawaan uu magacaabay raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay warbixin ku saabsan qiimeyn ay dhawaan ku sameeyeen xaalada abaarta ka jirta gobolada wadanka, iyagoo baaqna soo jeediyey.
Gudoomiyaha guddiga abaarta ayaa sheegay in boqollaal qoys oo kasoo barakacay gobolo kala duwan abaarta darteed ay soo gaareen magaalada Muwdisho iyo hareeraheeda iyagoo ka sameystay xerooyin cusub, iyaguna aysan helin wax gurmad inkastoo ay ku sugan yihiin goobo ay maamusho DKMG ah.
Gobolada dhexe, iyo kuwa koonfureed ayaa lagu xusay warbixinta guddiga inay jiraan dad u dhintay abaarta, halka xooluhuna 90% ay dhinteen, 10-ka hartayna ay la kici la yihiin tabar dari. 
Sii akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...