Tuesday 8 February 2011

Eeyo dadka baara oo laga cabanayo garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho

Written by Administrator   
Tuesday, 08 February 2011 03:18

 

Arinkan eeyaha oo inta badan Soomaalida dhaqan ahaan iyo diin ahan adeegsan ayaa ka carooday eeyaha jirkooda iyo boorsooyinkooda ursanaya.

Eeyahaan oo u tababaran baaritaanka hubka, walxaha qarxa iyo daroogada ayaa kuu baaraya habka ah in jirka ama qofka alaabtiisa sandaarsadaan (Ursadaan).

Eeyahaan oo garoonka ku cusub isla markaana ay adeegsanayaan ciidamada AMISOM iyo saraakiil amaan oo South African ah oo garoonka ka shaqeeya ayaa Soomaalida si weyn uga caroodeen .

Dadka soomaaliyeed ayaa u arka in wax xun tahay u dhawaanshaha Eyga, maadaama uu najaas yahay laakiin haatan ma hayaan waddo ay ku muujiyaan caradooda.

Eeyaha booliska ah ayaa horay uga howl galayay xarumaha Amisom balse haatan garoonka weyn ee Muqdisho ayay qeyb ka yihiin.

Maryama(Umu Shureem)

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...