Thursday 17 February 2011

Tarzan oo xilka laga qaadayo mardhow

Ilo wareedyo ku sugan Villa Somaliya ayaa Diirad.com u xaqiijiay in dhawaan uu qorsheenayo Madaxweyne Shariif in xilka laga tuuro Maxamuud Axmed Nuur Tarzan guddoomiyaha gobolka Banaadir . Xilka qaadista Tarzan ayaa ku qotanta arimo badan oo lagu farmuqay in uu ka gaabiyay kuwaasi oo dowlada dhibaato iyo somcad xuma gaarsiiyay .
Mr Faramaajo iyo Madaxweyne Shariif ayaa Xalay ilaa iyo Shalay waxa ay jeex jeexayeen xilka qaadista Mr Trzan oo lagu Eedeeyay in uu wax ka ogaa dadkii lagu laayay Xafada Ex-Fiyoora ee Aghagaarka Madaxtooyada ku banaan baxayeen .Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...