Thursday 17 February 2011

Muruq-Maalka Daarood ee dekada Xamar oo Farmaajo amray in Saami in ayka helaan

Thursday, 17 February 2011 00:04
Dukumiinti sira oo dhawaan diirad.com lasoo gaarsiiyayRa’iisul wasaaraha dowladda KMG Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa amar uu ku baxshay in dekada Muqdisho xamaaliga ama Muruqmaalka ka shaqeeya oo uu kusheegay in loo qeybiyay sida ku cad 4.5, taas oo sida uu sheegaya dastuurka oo warqadan lagu xusayo in 500 muruq maala ay Beeshiisa Daarood ku leedahay, iyadoo uu warqadana soo qoray nin lagu magacaabo C/rashiid Maxamed Muuse oo sheegay inuu beesha u dhashay sadkii ay Muruqmaalka Dekada Xamar-na aysan saamigooda ka helin.
Hadaba warqada meesha kore ee midigta waxaa qalinka ku qoray Ra'iisulwasaare Farmaajo oo amar kusiinaya Wasiirka Gaadiidka oo uu amar kusiiyay in arintaan si dhaqso ah loo fuliyo, sidoo kale wasiirka oo isna qalinkiisa hoosta ku qoran inuu amraayo wasiirku xigeen Gaadiidka inuu dhaqso wax uga qabto.
ilowareedyada xog ogaalka ah ee aanu heleyno ayaa sheegaya in uu Mr. Farmaajo uu balan qaaday inuusan nasandoonin ilaa ay ragaas saamigooda helaan warqadan waatan sidan u qoran:

ilowareedyada xog ogaalka ah ee aanu heleyno ayaa sheegaya in uu Mr. Farmaajo uu balan qaaday inuusan nasandoonin ilaa ay ragaas saamigooda helaan warqadan waatan sidan u qoran: Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...