Monday 7 February 2011

Madaxweynaha Soomaaliland Oo Ka Hadlay Dagaalka Deegaanka Kalshaale

Hargeysa (RBC Radio):- Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay dagaalada maanta markale ka soo cusboonaadey deegaanka Kalshaale ee gobolka Ceyn.
Axmed Siilaanyo ayaa ka dhawaajiyey in ciidamada Soomaaliland ee ku sugan deegaanka Kalshaale ee gobolka Ceyn lagu soo duulay, isla markaana ciidamadu ay is daafaceen.
“Waxaa duulaan gardarro ah lagu soo qaadey ciidankeena, anigoo ku kalsoon ciidanka Qaranka iyo isdaaficitaankooda, waxaan ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan xuduudeena isla markaana iska daafacaan cid kasta oo ku soo gardarroota, waxaana ka codsanayaa ciidamada Qaranka in ay xushmeeyaan maatada oo aysan dhibaato u geysan shacabka aan hubeysnayn” ayuu hadalkiisa ku daray Madaxweynaha maamulka Soomaaliland SII AKHRI

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...