Waxaa beryahan dagaalo soo noq noqanayaa oo khasaara badan geestay ka jireen baliga Kalshaale iyo heererihiisa oo ka tirsan gobolka Cayn iyo degmada Buhoodle, dagaaladan oo la rumaysan yahay in uu abuuray Madaxa maamulka SNM ee isku magacaaba Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo madaxa guurtida maamulkaas Saleebaan Aadam(Saleebaan Gaal) oo labadooduba ka soo jeeda deegaanka Qorulugud, oo aan wax badan ka fogayn baliga Kalshaale.
Dagaalkan oo ku salaysan aragti aad u gaaban oo ay qabaan labadan nin, oo ah damac qabiil, ayaa wuxuu ka bilowday markii labadan nin ee isku qowska ahi ay qabteen labadii jago ee maamulkaa ugu saraysay, in ay ku dhiiri geliyeen jifadooda hoose in ay dhul dheeraad ah ka helaan gobolka Cayn.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...

No comments:
Post a Comment