Wednesday 16 February 2011

Masuulkii Xarakada Shabaab u Qaabilsanaa Gobolka Banaadir oo Maanta Xilkii Laga Qaaday

Sida RBC Radio ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhow xarakada Shabaab waxay xil ka qaadistan ka dambeysay go’aan ay wada gaareen saraakiisha sare ee hogaanka Shabaab iyadoo waraaq xilka qaadista loogu sheegayo maanta loo diray Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo loo yaqaano (Abu Jabal).

Muqdisho (RBC) Hogaanka sare ee xarakada Shabaab ayaa maanta xilkii ka qaaday masuulkii xarakada ugu qaabilsanaa gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen.
Shabaab ayaa xilka maamulka gobolka Banaadir u magacaabay masuul cusub oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Xasan Cumar (abu Cabduraxmaan) kaasoo maanta sheegay inuu xilka si rasmi ah ula wareegay
Sii AKHRI 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...