Saturday 5 February 2011

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo Muxaadaro uu jeediyay kaga hadlay Xukunka dadka la shaqeeya Ciidamada Shisheeyaha ee AMISOM ee jooga magaalada Muqdisho.

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah saraakiisha sar sare ee xarakada mujaahidiinta al shabaab oo maalintii shalay muxaadaro kajeedinayay mid kamid ah masaajida magaalada Muqdisho taasi oo ku saabsaneed dadka la xaqiijiyo in ay garab u yihiin ciidamada shisheeye AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, kuwa u gar gaara Shisheeyaha isla markaana ku qanacsan howlaha ay ka hayaan Soomaaliya xukunka ay leeyihiin, hase ahaatee shiikha ayaa ugu horayn waxa uu ka hadlay ciidamada shisheeye iyo guud ahaan midowga afrika waxa ay yihiin.
Sh Fu’aad Maxmed Khalaf ayaa sidoo kale waxa uu tibaaxay in ruuxa gaalada la saftaa ama u shaqeeya islamarkaana wax uqabtaa uu gaalnimo ku dhacayo.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...