Saturday 5 February 2011

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xil ka qaadis lagu sameeyay ka dib markii lagu…

Isbaheysigii dib u xoreynta garabkii Asmara ayaa shaaca ka qaaday inay xilkii Guddoomiyenimo ee isbaheysigaasi ka qaadeen Sheekh Xasan Daahir Aweys oo mar ahaa Guddoomiyihii Isbaheysigaasi.

Sakariye Xaaji Maxamuud ayaa sheegay in xilkii Guddoominemo ee isbaheysigii Asmara ay ka qaadeen Sheekh Xasan Daahir Aweys uuna isagu hadda yahay sida uu yiri Guddoomiyaha Isbaheysigaasi oo fadhigiisu yahay dalka Eritrea.Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...