Sunday 20 February 2011

Xarakada Shabaab oo Maanta Soo Bandhigay Meydad ka Tirsan Amisom iyo Hub ay ka Soo Furteen

Muqdisho (RBC) Munaasabad maanta saraakiisha Shabaab ay ku qabteen xerada Maslax ee duleedka xaafada Suuqa Xoolaha ee waqooyiga Muqdisho ayey ku soo bandhigeen meydadka 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada Amisom kuwaasoo ay ku soo dileen dagalka ka socda Muqdisho iyo hub.
Goobta lagu soo bandhigay hubka iyo meydadka ayaa waxaa goob joog ka ahaa afhayeenka guud ee Shabaab Sheekh Cali Dheere, Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada Shabaab.
Afhayeenka Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa wariyaasha tusay 2 meyd oo ay ciidamada Uganda kuwaasoo ay ku soo dileen dagaalkii shalay ka dhacay degmooyinka Hawlwadaag iyo Wardhiigley oo dagaal culus uu ka dhacay, waxaana meydadkaasi ay ku lebisnaayeen dharka TUUTAHA oo ay ku qoran tahay astaanta (AU)
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...