Sunday 13 February 2011

Xukuumada KMG Soomaaliya oo maanta Deeg Raashin ah ku wareejiday Gudiga Gurmadka Abaaraha Qaranka

Mqdisho RBC Radio) Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta deeq raashin ah waxa ay ku wareejiday gudiga abaaraha qaranka.
Xaflada deeqda lagu wareejinayay ayaa waxa ay ka dhacday dekada Caalamiga magaalada Muqdisho.
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowlada KMG Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in deeqdaan ay ugu talagaleen in la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...