| | |
| Written by Administrator |
| Thursday, 22 December 2011 00:08 |
![]() Shirkıı wadatshiga dhinacyada somalida wajigii labaad ee magaaiada Garoowe ayaa maanta waxaa soo gaaray Fanaan Axmed Naaji Sacad iyoM/weynaha Galmudug Caalin![]() Shirkaan waxaana ka qayb-galay dhamaan dhinacyadii hore u saxeexay khariidad nabada (Road Map),kuwaasoo kala ahaa DFKM ah xukmuumad iyo barlaman ,Puntland,ahlusuna waljameeca iyo Galmudug,waxaa kele oo goob joog ahaa ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Somalia u qaabilsan Dr.Mahiga ,iyo wakiilo Beesha Caalamka ka socda . |




















No comments:
Post a Comment