Sunday 15 January 2012

War Deg Deg Ah: Ciidanka Qaranka Oo Saaka Ku Waabariistay Buuhoodle Lana Wareegay Gacan Ku Haynteeda

waxa ay Ciidamadu qab qabteen qaar ka tirsan
Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ayaa saaka waabarigii hore ku waabariistay Magaalada Buuhoodle oo ah halkii fadhiisinta u ahayd Maleeshiyaadka, isla markaana waxa ay Ciidamadu qab qabteen qaar ka tirsan Maleeshiyaadkaasi.

Tuulooyinka ku hareeraysan Buuhoodle ayaa ah Goob istiraajiyad ah taasoo ay wararku sheegayaan in Cali Khaliif Galaydh iyo Nimankale ay kasoo galeen halkaasi kadib intii aanan shirkan Taleex bilaaban waxaana uu ahaa albaabkii ay kasoo galeen.

Cidanka Qaranka Somaliland ayaa baryahan dambe waxa la galiyey heegan buuxa iyada oo Ciidan badan la hawl galiyey.
Warkan oo faahfaahsan kala soco Gabileynews wakhtiyada soo socda.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...