Sida uu sheegay Shiikh Cabdullaahi Salaad Cumar oo ah Masuulka ugu saree ama Madax Culumada Muslimiinta ee Kenya Degaanka Gaarisa waxaa Booliska Kenaya ay Kufsaden Haweenay dhashey 5 Caruur ah oo ka soo qabteen Degmnada Garisa ka dibna ay xerooyinka Qaxiiyiga dhexdooda habeen madow ku faraxumeeyeen.
Shiikha oo manta ka war bixiney sida wax u dhaceen isgoo la hadlayey BBC-da ayuu shegay in ay inkireen ciidamada markii ay weydiiyen balse ay ayadu u xaqiijsey in ay kufsadeen 3 ka midah Booliiska Kenaya ayan saldhiga Booliiska kala soo Baxeen habeen 8 saac ka dibna ay sidii ay rabeen ka yelaan, ilaa hadana ay xanuunki ka soo garey kufsigaas la ildanarantahey oo xitaa ay shoog ka qaadey.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment