Monday 31 January 2011

DEG DEG: Taliyaha Daraawiishta Mudug Oo Qarax Lala Eegtay

Gaalkacyo (RBC Radio):- Qarax ayaa goor dhoweyd lala eegtay gaari uu saarnaa Taliyaha Daraawiishta Gobolka Mudug Maxamed Muuse Ilkadheere.
Qaraxani oo ahaa nooca miinada ah ee dhulka lagu aaso islamarkaana laga hago goobaha fog fog ayaa lagu bartilmaameedsadey Taliyaha Daraawiishta Gobolka Mudug iyo ilaaladiisa oo watey gaari marayey xaafada Garsoor.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...