Monday 24 January 2011

Maamulka Xarakada Al-Shabaab ee gobolka Sh/dhexe oo raashiin iyo xoolo Sako ah ka qeybiyey deegaano gobolka ka tirsan

Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee gobolka Sh/dhexe ayaa bilaabay howlo Sako qeybin ah ay ka sameynayaan deegaano hoos yimaada gobolka Sh/dhexe xili gobolkaasi ay wax ka saameeyeen abaaraha daran ee laga soo sheegayo guud ahaan dalka Somalia.
Xaaji C/llaahi Abuu Mascuud oo ah madaxa Sakawaatka maamulka gobolka Sh/dhexe ee Xarakada Al-Shabaab ayaqa sheegay in maanta raashiin noocyo kala duwan leh iyo xoolaba ay u qeybiyeen dad fuqaro ah oo ku sugan deegaanka Ruun Nirgood ee gobolkaasi ku yaala.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...