
Wiilkan Soomaaliga ah muddo 5-bil ka hor ah ayaa Alshabaab ay carabka uga jareen gudaha Magaalada Muqdisho waxa uuna hada ku dhibaataysan yahay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
Axmed Cali Shuute waa Wiil dhalinyara ah oo Ciqaab CARABKA looga jaray au u gaysteen Kooxda Alshabaab waxa uu hada ku dhibaataysan yahay Xaafada Islii Ee Magaalada Nairobi isaga oo u baahan gurmar iyo gacan Islaamnimo.
Axmed waa Xaasle Caruur leh oo Carabka hada ka go’an Isbitaalada lacagta badan doonaya Ee Nairobi aan awoodin in uu gaaro Ee Walaalkaa garab istaag. Sii Akhri
No comments:
Post a Comment