Friday, 28 January 2011

Safiirka Cusub ee Dawlada Ethiopia u Magacawday Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Yimid

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Sheekh Axmed ayaa maanta qaabilay safiirka cusub ee Ethiopia u soo magacaabatay dalka Soomaaliya kaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Safiirka cusub ee xukuumada Ethiopia oo lagu magacaabo Danjire C/casiis Axmed Aadan ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga ku wareejiyey madaxweyne Shariif oo isaguna ka gudoomay waraaqaha magacaabista safiirnimo.
Kulan gaar ah ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada kaasoo lagu soo dhoweynayey safiirka cusub ee Dowlada Ethiopia u soo magacawday wadanka Soomaaliya Read More

No comments:

How Somalia Was Made ‘Great Again’

AFRICA How Somalia Was Made ‘Great Again’ 0 Comments Published   22 hours ago   on   August 23, 2020 By   Abukar Arman In recent weeks the c...